Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo ka hadlay duqeymo ay ku dileen 150 ka tirsan Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo loo gesytay duqeyn xagga cirka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Difaaca Maeykanka ee loo yaqaano Pentagon ka ayaa shaacisay in duqeyn diyaaradaha aan cidna wadin ee Mareynkanku ka geysteen koofurta Somaaliya ay ku dileen 150-ka tirsan Maleeshiyaadka Argagaxisada ah ee Al-Shabaab oo ku sugnaa xero tababar oo Shababaku leeyihiin isla markaana abaabulayay weeraro argagixiso.

Mareykanka ayaa lagasoo xigtay in Argagaxisada la duqeeyay ay ku sugnaayeen Xero ciidan oo ku taala degaanka Raaso oo hoostaga Degmada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan, wuxuuna degaanka Raaso oo 120-mile dhinaca waqooyi ka xigaa Caasimadda Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Saraakiiil ka tirsan Pentagon ka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in laga yaabo tirada dhimashada kooxda Shabaab ay gaari garto ilaa 200-oo maleeshiyo, iyadoo kooxda Argagaxisada ah ee Al-Shabaab qudhoodu ay qirteen in Mareykanku duqeyn la bartilmamaeedsaday.

“Xaflad ayay ku jireen xiliga diyaaradaheena aan duuliyaha lahayn ee (Drones-ka) ay duqeynayeen ,macluumaad aan helnay ayaana ku soconay, waana lagu guuleystay bartilmameedkeena”ayuu yiri Capt. Jeff Davis oo ah Afahyeen u hadlay Waaxda Difaaca Mareykanka.

Boqol iyo Kontonka Maleeshiyo ee Mareykanku sheegay inuu ku dilay duqeyn uu ka fuliyay koofurta Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya in horjoogayaal muhiim u ahaa kooxda Al-Shabaab ay ku jireen kuwa la dilay,inkastoo Mareykanka wali laga sugayo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan duqeyntaasi.

Previous Post

Xuska maalinta haweenka adduunka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada dalka

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar oo hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed

Next Post
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo laga keenay Baydhabo

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar oo hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In