Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo Mexico ka dalbaday ka hortaga muhaajiriinta galaya xuduuddiisa.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo Mexico ka dalbaday ka hortaga muhaajiriinta galaya xuduuddiisa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

 Wasiirka arrimaha Dibadda  ee Mexico ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadamadda Latin America kala shaqeeyaan in la yareeyo qul-qulka muhaajiriinta.

Marcelo Ebrard ayaa sheegay in ay isku dayi doonaan in ay adkeeyaan xuduudooda koofureed si loo helo yareeynta deg-degga ah ee Muhaajiriinta ee uu dalbaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Mexico waxay heeysataa 45 maalmood si ay u yareeyso tiradda muhaajiriinta dalkeeda kasoo gudbaya ama waxay wajihi doontaa Canshuur ganacsi.

Inkastoo aan weli  bartilmaameed rasmi ah la sameeyn, hadana Wasiirka arrimaha dibadda ee Mexico Ebrard waxaa uu sheegay in wixii lagu balamay la qiimeeyn doono bartamaha Bisha July.

Previous Post

Gudoomiyaha Sh/hoose oo sheegay in amaanka Marko isbedel aad u weyn ku yimid kadib Ciidanka 14-ka Octoobar

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi u Magacaabay Nimcaan Hillaac

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi u Magacaabay Nimcaan Hillaac

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi u Magacaabay Nimcaan Hillaac

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In