Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ay ku dileen xubno ka tirsan Daacish.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Cidamada Mareykanka Qaarada Africa ee AFRICOM ayaa war ka soosaaray duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen Gobolka Bari isla markaana ay howl-galkaasi ka qeyb qaateen Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in xubno ka tirsan dagaalamayaasha Daacish ee ka howlgala gobolka Bari lagu dilay duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha Mareykanka.

AFRICOM waxa ay sidoo kale sheegtay in howlgalka lagu dilay xubnahaas ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah Ee Daacish ay wax ka fuliyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u taba baran ee Danab.

Seddax ka mid ah maleeshiyada Daacish ayey sheegeen in duqeyntaasi ay ku dileen, sidoo kalana ay ku burburiyeen saldhig Daacish ay ku laheed Gobolka Bari.

AFRICOM masheegin magacyada xubnaha Daacish ka tirsanaa ee ay ku dileen duqeyntaas.

Previous Post

Horjooge Sare oo Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay ciidanaka Dowladda+sawiro.

Next Post

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shir Looga hadlay Amniga Caasimadda”Sawirro”.

Next Post
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shir Looga hadlay Amniga Caasimadda”Sawirro”.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shir Looga hadlay Amniga Caasimadda”Sawirro”.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In