Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ku dilay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ku dilay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee jooga Qaaradda Afrika, ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabab.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Mareykanka ayaa warbixintiisa ku sheegay  inuu Saddex xubnood oo ka tirsan argagixisada Shabaab ah uu ku dilay weerar dhinaca Cirka ah oo ka dhacay deegaanka Toora Toorow ee gobolka SHabeelada Hoose taariikhdu markey ahayd 5t-May ee 2019.

Gregg Olson oo ah Agaasimaha howlgallada Militariga Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xusay inay wadaan baaritaano qiimeyn ah oo ku aadan qasaaraha rasmiga ah iyo xubnaha la dilay in ay ku jireen horjoogayaal sar sare iyo in kale, sidoo kale waxaa uu intaasi ku daray in aanay jirin waxyeelo soo gaartay shacabka.

Agaasimaha Howlgalka Africom ayaa bayaankani ay soo saareen ku sheegay in howlgaladaasi ay ku taageerayaan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed,oo gulufka kula jira Shabaab.

Si kastaba, Mareykanka ayaa sanadkan bartamaha ku sii dhow waxa uu Soomaaliya ka fuliyay in kabadan 35 weerar, kuwaasoo uu ku dilay 300 oo Shabaab ah, wuxuuna Mareykanka sheegay in weerarada ay yihiin kuwa ay ku wiiqayaan Awooda Shabaab.

Duqeymo dhowr ah oo ay fuliyeen diyaaradaha Mareykanka oo aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano droneska ayaa lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab,taasi oo horseedey in Alshabaab ay wajahaan jab xoogan.

Previous Post

Qadar:Dadka reer Falastiin oo loogu deeqay 480 milyan oo doolar.

Next Post

Akhriso War Murtiyeedka Golaha Horumarinta Qaranka

Next Post
Akhriso War Murtiyeedka Golaha Horumarinta Qaranka

Akhriso War Murtiyeedka Golaha Horumarinta Qaranka

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In