Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Koowaad ee Dalka oo hadal ka jeedisay Shirka Haweenka Ganacsiga Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Marwada Koowaad ee Dalka oo hadal ka jeedisay Shirka Haweenka Ganacsiga Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo ka qeyb gashay shirweynaha Haweenka Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku dhiirrigelisay horumarinta Ganacsiga iyo hal-abuurka, si loo xoojiyo furasadaha haweenka ee dalka.

Marwada Koowaad ee Dalka ayaa xustay in haweenka Soomaaliyeed ay laf dhabar u yihiin horumarka dalka, iyagoo ay door weyn ka soo qaatay samata-bixinta dadka Soomaaliyeed xilliyadii adkaa, dadaallada dowlad dhiska iyo xoreynta dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Haweenka Soomaaliyeed waxa ay hormuud u yihiin ganacsiga ka jira dalkeenna, waxa ayna fursado shaqaaleysiin iyo maalgashi u abuuraan kumanaan dhallinyaro ah. Sido kale waxa ay door weyn ka soo qaateen Haweenku badbaadinta dalka markii uu dhacay burburka” ayay tiri Marwada Koowaad ee Dalka.

Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa dul istaagtay caqabadaha dhanka ganacsiga  iyo fursadaha haweenka soomaaliyeed, iyada oo adkaysay dedaalka dowladdu ay ku bixisay awoodsiinta haweenka, gaar ahaan ganacsiga iyo siyaasadda.

Shirkan waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah hal-doorka haweenka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin ka socotay heer Federaalka iyo heer Gobol, Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo ka hadashay dib u habeyn lagu sameynayo sharciga carruurta

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo ka hadashay dib u habeyn lagu sameynayo sharciga carruurta

Wasaaradda Haweenka oo ka hadashay dib u habeyn lagu sameynayo sharciga carruurta

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In