Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Koowaad Ee Dalka Oo Iclaamisay Olole Nadaafadeed Oo Isxilqaan Ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Marwada Koowaad Ee Dalka Oo Iclaamisay Olole Nadaafadeed Oo Isxilqaan Ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa iclaamisay Olole Nadaafadeed Isxilqaan ah oo Khamiis kasta laga fulin doono mid kamida Degmooyinka gobolka Benaadir.

Ololahan nadaafadeed oo wejigiisa koowaad maanta ka bilaabmay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa laga fulindoonaa, xarumaha danta guud, waddooyinka iyo guud ahaan xaafadaha caasimada Muqdisho.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Marwo Seynab ayaa bogaadisay guulihii horay Mutadawiciinta qaran ee isugu jira Shaqaale weynaha iyo Bulshada Rayidka soomaaliyeed uga soo hooyeen Ololaha guuleystay ee Isxilqaan, kaasi oo dib loogu dhisay xarumo dan-guud, waxa ayna ku dhiirigelisay in ay ka qayb qaataan Isxilqaanka nadaafadeed ee ka sii socon doono magaalada Muqdisho.

“Dhammaan shaqaaleweynaha Soomaaliyeed iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho, waxaan ku boorinayaa in ay Ololaha Nadaafadeed ee Isxilqaanka ah ka qayb qaataan, xilligan oo la filayo in roobabku ka bilaabmaan guud ahaan magaalada, nadaafaduna muhiim tahay xili-roobaadka,si aan uga hor tagno wax kasta oo Caafimaadka guud iyo kan gaar ahaaneedba wax u dhimmi kara.”

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal Ee Dowladda “SAWIRRO”

Next Post

 Soomaaliya Oo Talaabo U Qaaday Dhameystirka Dayn-cafinta

Next Post
 Soomaaliya Oo Talaabo U Qaaday Dhameystirka Dayn-cafinta

 Soomaaliya Oo Talaabo U Qaaday Dhameystirka Dayn-cafinta

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In