Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha Dalka oo kaalmo lacageed gaarsiisay fanaanka Cabdi Tahliil

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo laga keenay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Dalka  ayaa  deeq  lacageed  gaarsiisay  Fanaanka Cabdi Tahliil  Warsame  oo  ku xunuunsanaya  magaalada  Muqdisho.

Cabdiraxmaan Cali Cawaale Dr Xabeeb iyo Maamo Naleey oo wakiil uga ahaa deeqda lacageed Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa sheegay in fanaanka ay soo gaarsiiyeen kaalmo lacageed oo u soo wakiilatay Marwada Madaxweynaha, ayna Alle uga baryayaan in uu caafimaad deg deg ah siiyo.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Xamdi Cabdi Tahliil Warsame oo ah gabadha uu dhalay Fanaanka Cabdi Tahliil ayaa marwada Madaxweynaha uga mahadcelisay deeqda lacageed ee ay soo gaarsiisay Aabaheed, waxaana ay sheegtay in Aabaheed uusan si toos ah cuntada u qaadan karin, balse faleebo hada wax lagu siiyo.

“Waan Mahadcelinaynaa Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan, runtii dhowr jeer ayay halkan nagu soo booqatay, tan kale Aabe hada faleebo unbaa cuntada lagu siiyaa, waxaan codsaneynaa in caafimaad dibada ah loo raadiyo Aabe Cabdi Tahliil Warsame” ayay tiri Xamdi.

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa sheegtay in xaaladda fanaanka Cabdi Tahliil ay ka warqabeen, haatanna ay go’aansatay inay markale caawiso, iyadoo Alle uga bariday in uu caafimaad siiyo Fanaanka iyo inta kale ee Soomaaliyeed ee xanuunsan.

 

Previous Post

Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In