Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwo Fowziyo Abiikar Nuur” Annagoo la kaashaneyneyo bahda caafimaadka waxaan soo celineynaa nidaamkii Wasaaradda Caafimaadka,”+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Marwo Fowziyo Abiikar Nuur” Annagoo la kaashaneyneyo bahda caafimaadka waxaan soo celineynaa nidaamkii Wasaaradda Caafimaadka,”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Muqdisho lagu qabtay Xaflad lagu caleema saarayay Guddoomiyaha 7-aad iyo labada Gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Dr. Maxamed Yuusuf,waxaana ka qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar Nuur,Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya,Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Caafimaadka Aduunka “WHO”bahda Caafimaadka iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada rayidka.

Ugu horeyn,Senator Cismaan Maxamuud Dufle oo xafladda ka hadlay ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha 7-aad iyo labada Gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Dr. Maxamed Yuusuf,wuxuuna sheegay inuu yahay shaqsi aqoon buuxda u leh howsha uu bulshada u hayo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar Nuur ayaa marka hore soo dhoweeysay Prof: Maxamed Yuusuf Xasan oo mar labaad loo doortay Guddoomiyaha 7-aad iyo labada Gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed,waxayna hoosta ka xariiqay in Wasaaradda caafimaadka go’aankeeda uu yahay in si dhow ula shaqeyso Guddiga Ururka dhaqaatiirka Soomaaliyeed.

“Waxaan rabnaa inaan soo celino systemkii Wasaaradda caafimaadka,annagoo la kaashaneyno dhaqaatiirta iyo dhammaan bahda caafimaadka,Cisbitaalada inaan la wareegno waa qeyb ka mid ah horumarka Dowladda si aan ugu helno dhaqaatiirka meel ay ku tababartaan,” ayay tiri Marwo Fowziyo Abiikar Nuur.

Wasaaradda Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa horay u sheegtay inay ka go’an tahay inay Gacanta ku qabato dhammaan Isbitaalladii uu Dalku lahaa.

Previous Post

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo booqday Xarunta tababarka Ciidamada ee Generaal Dhega badan

Next Post

Dhageyso:- Barnaamijka Midnimo oo Todobaadkaan looga hadlay Kaalinta Bahda Fanka ay ka qaadan karaan Isku duubnimada Bulshada

Next Post
Barnaamijka Midnimo oo looga hadlay muhiimadda isku duubnida Bulshada Soomaaliyeed

Dhageyso:- Barnaamijka Midnimo oo Todobaadkaan looga hadlay Kaalinta Bahda Fanka ay ka qaadan karaan Isku duubnimada Bulshada

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In