Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marxuum Cabdiraxmaan Buraale oo ku geeriyooday qaraxii zoobe kana tegay 10 carruur ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Marxuum Cabdiraxmaan Buraale oo ku geeriyooday qaraxii zoobe kana tegay 10 carruur ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho waxa uu bulshada inteeda badan ku reebay uurkutaalo, waxaana uu sababay in qoysas badan oo dadkii ay ku tiirsanaayeen ku waayay qaraxa.

Marxuum Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Buraale) waxa uu ahaa wada gaari oo ah kuwa ka shaqeeya Dekadda, xilliga uu shilka dhacayay waxa uu ka soo baxay Dekadda Muqdisho oo uu waday gaarigii uu ku shaqeynayay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Marxuumka waxa uu ifka kaga tegay 10 carruur ah oo isugu jirta Wiilal iyo Gabdho iyo hal xaas, waxaana labo saacadood ka hor inta aysan qadarta Alle qabsan uu duhurkii reerkiisa u soo diray lacag $10 ah oo ahayd lacag ay biil ka dhigtaan.

Marxuum Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Buraale) wuxuu ahaa qof xoogiisa ku nool, waxaana ay raarkiisu maqleen geeridiisa, waxaana hadda cidlo jooga carruurta iyo Hooyadood ee uu ka tegay marxuumka.

Gurigooda waa kiro, Dugsi, Iskuul iyo Nolol maalmeed cid ay ka sugayaan malaha aan ka aheyn Ilaahay iyo Umadda Soomaaliyeed.

Fadlan ku caawi wixi aad awooddo oo kala xiriir +252 618 974715

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Shabaab ka saarey deegaano ka tirsan Shabeelada Hoose

Next Post

Agaasimaha SONNA oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha SONNA oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga “SAWIRRO”

Agaasimaha SONNA oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In