Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic horumarineed oo laga hirgelinayo Degmada Xarardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Mashaariic horumarineed oo laga hirgelinayo Degmada Xarardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya ayaa mashaariic horumarineed oo danta Guud ka ah ka fulineysa Dagmada Xarardheere oo ka mid ah dagmooyinkii laga dulqaaday Dhibaatadii Khawaarijta

Mashruuca Dhismaha Xarunta Maamulka Dagmada Xarardheere oo ay iska kaashanayaan Dowlad Fadaraalka Soomaaliya iyo tan dowlad Gobaleedka Galmudug isla markaana ay maalgalinayaan Wadamada Norway iyo Swiss Agancy Development ayaa maanta laga dhagax dagmada Xarardheere oo ka mida dagmooyinkii shacabkii ku noolaa laga dulqaaday Dhibaatadii manaxayaasha Arxanka Daran ee Khawaarijta Alshabaab

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Mashruucaan oo ay dhagax dhigeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaha Howlaha guud iyo Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa waxaa ugu Horeyn ka hadlay Ku simaha Guddoomiyaha Dagmada Xarardheere ahna Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Maamulka Maxamed Abshir Jiiroow oo sheegay in ay baahi weyn u qabaan Helitaanka Xarun Maamulku ku shaqeeyo ayna uga mahad celinayaan Dowladda Fadaraalka soomaaliyeed Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Dowladaha Maalgalinaya Mashruucaan

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Axmed Cismaan Aadan Qooje ayaa isna sheegay in Galmudug ay xoogga saareeyso Taaba galinta Mashaariicda danta Guud ee ay bulshadu baahida u qabaan sidoo kalana dagmooyinka iyo deegaanada Laga Xoreeyay khawaarijta ay ahmiyad gaara siinayaan

Ugu danbeyna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud ee Galmudug Khaalid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Dagmada Xarardheere isbadal weyn laga dareemayo shacabkuna ay ka faa’iideeysteen Neecowda Dowladnimo Galmudugna ay ka fulin doonto mashaariic badan Dagmada Xarardheere iyo dagmooyinka la imid ka ah ee tobanaanka sano shacabka ku nool ay dhibaatada ku hayeen Khawaarijta.

 

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay shirka Madaxda EAC

Next Post

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah

Next Post
Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In