Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda shaqaalaha Adduunka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan ILO ayaa mashruuc loogu magac daray xalka waara ku daahfurtay magaalada Baydhaba.

Mashruucan oo ay maalgelineyso dowladda Japan ayna fulineysay hay’adda maxaliga ee MMC oo xiriir shaqo la leh Hay’adda ILO ayaa waxaa ka faa’iideysan doona 320 ruux oo 160 kamid ah yihiin dadka kusoo gurya noqday dalkooda ee ka yimid wadamada dersika sida Kenya, Ethiopia iyo Yemen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale mashruucan waxaa ka faaideysan doona 96 kamid ah Dadka Dalka gudihiisa ku barakacay (IDPs)-ka iyo 54 ka mid ah dadka liita ee ku dhaqan magaalada Baydhaba.

Hay’adda MMC ayaa mudo 4 bilood ah dadka ka faa’iideysanaya bari doonta xirfado kala duwan oo u sahli doona inay shaqo ku heelaan,  sida uu sheegay Madaxa hay’adda MMC Mudane Sid Cali Baafo waxaa jira in mudada tababarka ay sameyn doonaan tababar barashada Ganacsiga ah ah oo ay ka qayb galayaan dhamaan 320-ka.

“Tartan qorshe ganacsi ay wada gali doonaan ka faaideysteyaasha ayaa lagu soo xuli doonaa 160 kamid ah oo ku heli doonaa abaalmarin lacageed oo gaareysa $500 oo ah lacag ganacsi lagu bilaabayo.” ayuu yiri Sid Cali Baafo.

Martida lagu casuumay ayaa ka Mahad celiyay waxqabadka isdaba-jooga ah ee hay’adda ILO mashaariic wax ku ool ka hirgelisay magaalada Baydhaba.

Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay waxaa ka qaybgalay Odayaasha Dhaqanka, Ururada bulshada raydka, Madaxda heer degmo iyo heer gobol, Wasiirkuxigeenka shaqada iyo shaqaalaha Koonfurgalbeed, Agaasimaha Waaxda shaqada ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha  Dowladda Federalaaka Soomaaliya.

1 2 4 haa

Siraaji Sheekh Isxaaq

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafka NUSOJ oo la kulmay suxufiyiin

Next Post
Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafka NUSOJ oo la kulmay suxufiyiin

Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafka NUSOJ oo la kulmay suxufiyiin

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In