Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masjid cusub oo laga hirgeliyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Masjid cusub oo laga hirgeliyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Munaasabad kooban oo lagu daahfurayay Masjid cusub oo laga hirgaliyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya, diblomaasiyiin, Guddiga Ganacsatada Islii iyo Marti sharaf kale.
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ka mahadceliyay dhismaha Masjidka isaga oo xusay inay ku timid baahi jirto awgeed, loona baahday Masjid weyn oo ay ku cibaadeystaan Madaxda iyo bulshada loogu adeego Safaaradda.
“Runtii xarunta Safaaradda waxaa maalintii adeegyo kala duwan u soo doonto ku dhawaad 200, oo qof, waxaa loo baahday in loo helo masjid ku filan, Ajar Alle haka siiyo Suldaan Xuseen Cali Ibrow oo dhisay Masjidka”. Ayuu yiri Danjire Jabril.
Danjiraha ayaa tilmaamay inay maskasta u taaganyihiin u qidmeynta bulshada Soomaaliyeed ee u soo adeeg doonta Safaaradda.
Danjiraha mar uu ka hadlayay Jaaliyadda ayaa shaaca ka qaaday in door muhiim ah ay ka qataan wax wada qabsiga bulshada Soomaaliyeed iyo umadaha kale ee dalka Kenya ku dhaqan, ayna
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa xusay in xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya uu haatan marayo meeshii ugu sareeysay.
Previous Post

Guddiga gaarka ah ee loo xilsaaray xasaanadda Xildhibaannada oo kulan yeeshay

Next Post

Dowladda oo xirtay 12 Warbaahin oo ay lahaayeen Khawaarijta

Next Post
Dowladda oo xirtay 12 Warbaahin oo ay lahaayeen Khawaarijta

Dowladda oo xirtay 12 Warbaahin oo ay lahaayeen Khawaarijta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In