Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo gaaray magaalada Jowhar

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Mas’uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo gaaray magaalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa Maanta  gaaray Magaalada Jowhar halkaas oo ay kulamo Shaqo iyo tababaro ah ugu qaban doonan qaar ka mid ah Wasaaraha dowlad gobaleedka Hirshabeelle.

Wafdiga oo ay hoggaaminayso Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Marwo Zahra  Cabdi Maxamed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar, halkaas oo kulamo kula qaadanayso Madaxda kala duwan ee dowlad gobaleedka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa dhankiisa sheegay maalmahaan  inay wadaan Shaqo kulamo ay la qaadan doonan Madaxda iyo khubarada la socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka.

Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaalka lagu xoojinayo awooda aqooneed iyo sidii xal waara looga gaari lahaa Arrimaha Barakaca keena sida Abaaraha, Fahaatada iyo masiibooyinka dabiiciga ah dalkeena ka dhaca, iyadda oo la tayeenayo hay’adaha dowlad gobaleedyada .

Previous Post

Ciidamada amniga oo howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo ka sameeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan Soomaaliya "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In