Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka socotay hay’adda WFP oo booqdey kaamam kuyaala Gaalkacyo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka socotay hay’adda WFP oo booqdey kaamam kuyaala Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeynka Gobolka Mudug ee Galmudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar sidoo kalana ay goob joog ka ahaayeen duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Dagmada Gaalkacyo ayaa Maanta magaalada Gaalkacyo ku dhaxmaray Saraakiil ka socatay Hay’adda W.F.P ee Qaramada midoobay, Mas’uuliyiinta Gobalka iyo kuwa Dagmada Gaalkacyo.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Xubnahaan ayaa waxaa hogaaminayay isku xiraha gurmadka deg deg ah ee Hay’adda W.F.P. waxaana labada dhinac ay kaga wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin xoojinta gurmadka la gaarsiinayo barakacayaasha ku sugan deegaannada Gobalka Mudug iyo xeryaha ay soo magansadeen Qoysaska Abaaraha ku soo xoola beelay ee ku yaala duleedka magaalada Gaalkacyo.

Kulanka kadib ayaa saraakiishii ka socatay W.F.P iyo Mas’uuliyiintii maamulku waxa ay kormeer ku tageen qaar ka mid ah kaamamka ay ku nool yihiin barakacyaashii u danbeeyay ee soo miciin biday Gaalkacyo.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Axmed Maxamed Shire iyo Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa uga mahad celiyay Hay’adda W.F.P barnaamijka kaalmeynta dadka barakacyaasha ah ee xiligaan Adeg la daalaadhacaya abaaraha ka jira
guud ahaan deegaanada Gobalka Mudug.

Previous Post

Wiil Soomaali ah oo kaalinta 2aad ka galay tartan Qur’aanka Kariimka ah

Next Post

Shir looga hadlayay Siyaasadda Isboortiga oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Shir looga hadlayay Siyaasadda Isboortiga oo Muqdisho lagu qabtay

Shir looga hadlayay Siyaasadda Isboortiga oo Muqdisho lagu qabtay

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In