Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka qeybgalay Xaflad lagu dhiirigalinayey Arday baratay Farsamada Gacanta +SAWIRRO

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka qeybgalay Xaflad lagu dhiirigalinayey Arday baratay Farsamada Gacanta +SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar kamida boqolaalkaan arday oo ka aflaxday xaruunta horumarinta farsamada gacanta ee xayle Bariise ayaa xaflad qalin jabin ah oo loo qabtay ku soo badhigay qaar kamida farsamooyinkii Β ay barteen sida, farsameynta qeybaha korontada, dhisamaha iyo makaanikada.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhiirigelinayay ardeydaan oo muddo labo sano ah baranaayay xirfadahaan kala duwan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha rugta ganacsiga Maxamuud Cabdikariin Gabeyre iyo Agaasimaha NIIS Foundation Qaasim Gaabow Ducal ayaa shegay In loo baahnayahay in la iska kaashado sidii shaqo loogu abuuri lahaa ardaydan oo dadaal dheer soo galay.

Maareeyaha wakaaladda dhismaha Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac ayaa ka sheekeeyay muhiimadda ay leedahay barashada farsamada gacanta oo uu sheegay in uu dalku aad ugu baahanyahay, isago dhinaca kale qaar kamida ardayda u ballan qaaday in ay shaqaaleysiin doonaan.

Gudoomiyaha guud ee xaruunta farsamada gacanta ee Xayla Bariise Badri Cabdi Xayle Bariise ayaa xusay in uu aaminsanyahay in uu guuleystay hadafkii xaruuntaan loo aas aasay, maadaama ay soo saartay arday isku filan oo dalkooda wax badan u qaban kara.

Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Soomaaliya Β Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle [Jaabiri] oo xafalada soo xiray ayaa sheegay in ay dowladda ka go,antahay In fursad la siiyo dhalinyradda waxbaratay oo uu tilmaamay in ay dalka lafdhabar u yihiin, wuxuuna dhinaca kale shirkaddaha dalka ka shaqeeya kula dar daarmay in aysan shaqada la doonan Ajaaniibta ee ay uga faaiideeyaan dhallinyaradda dalka wax ku baratay.

Qaar kamida ardayda qalin badalatay ayaa ugu dambeyn munaasabadda lagu gudoonsiiyay shahaadooyin iyo qalab casri ah oo ay uga faa’iideysan doonaan farsamadii ay barteen.

Previous Post

Golaha Aqalka sarre ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo cod aqlabiyad leh Ku ansixiyay Hindise-sharuciyeedka maareynta maaliyadda guud ee dalka. “Sawirro

Next Post

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qeyb galay dalka Talyaaniga

Next Post
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qeyb galay dalka Talyaaniga

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qeyb galay dalka Talyaaniga

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In