Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka tirsan FDS oo ka qeybgalay furitaanka Hey’ad samafal oo loogu magacdaray Samafale Maxamed Maxamuud Sheekh Cali.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsan FDS oo ka qeybgalay furitaanka Hey’ad samafal oo loogu magacdaray Samafale Maxamed Maxamuud Sheekh Cali.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo la tixraacayo hadafyadii iyo himilooyinkii wanaagsanaa ee Alle ha u naxariiste Maxamed Maxamuud Sheekh Cali La doonayay dadka dan’yarta ah iyo caruurta agoonta ah ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Hey’ad dhameystirta isla markaana fulisa qorshooyiinkii uu lahaa Maxamed oo Sanadkii hore koox arxan laawayaal ah ay ku dileen Magaaladda Muqdisho.

Madasha lagu daah furayay hey’adaan ayaa waxaa joogay dhalinyro wax ku baratay gudaha dalka iyo qaar ka mid ah dalalka dunida, masuuliyiin ka socday xafiisyada Madaxweynaha iyo kan Ra’iisal wasaaraha, aqoonyahano, xildhibaano  iyo marti sharaf kala duwan.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Qaar ka mid ah masuuliyiinta goobta ka hadlay ayaa ka sheekeeyay waxqabadkii Alle ha u naxariiste Maxamed Maxamuud Sheekh Cali,hiigsigii iyo horumarka uu la doonayay dhalinyarada Soomaaliyeed kuwa qurbaha joogayna uu ku dhiirigalin jiray in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda isaga oo ahaa hal abuure ganacsi iyo waliba dhiirigaliye u taagnaa horumarka dalka.

Alle ha u naxariistee Maxamed  Sheekh Cali waxaa la dilay 2-dii agoosto sanadkii tagay 2018-ka inta uusan dhiman rajooyinkii uu lahaa ayaa waxaa ka mid ahaa in uu sameeyo hey’adaan samafalka ah si ay u caawiso caruurta agoonta ah,dhalinyarada waxbarashada ku dhiban,dadka baahiyaha gaarka ah qaba , daryeel cafimaad in loo helo qoysaska danyarta ah.

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo shir Guddoomiyey shirka Maamul Daadajinta Dowladdaha Hoose ee JPLG.

Next Post

Kiiska Caasha Ilyaas Aadan oo waji kale yeeshay iyo nin Qirtay inuu Kufsaday.

Next Post
Kiiska Caasha Ilyaas Aadan oo waji kale yeeshay iyo nin Qirtay inuu Kufsaday.

Kiiska Caasha Ilyaas Aadan oo waji kale yeeshay iyo nin Qirtay inuu Kufsaday.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In