Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole oo saxiixay buugga tacsida ee Marxuumad Khadiija

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Wasiir Khadiija
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saxiixay buugga Tacsida ee Allaha u naxariistee marxuumad Wasiirkii Haweenka Khadiijo Maxamed Diiriye.

Saxiixa buugga tacsida oo lagu qabtay hoyga marxuumadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka iyo xubno kale.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Maxamed Shuuriye Nuur oo ka mid ah Guddigga qaban qaabada tacsida ayaa sheegay in tacsida marxuumadda oo loo fadhiyo maalintii labaad ay socon doonto muddo Todobaad ah.

Dhammaan mas’uuliyiintii ka qeybgalay saxiixa buugga tacsida ee marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxa ay Alle uga baryeen Janatul Fardowsa, eheladii ay ka tagtayna waxa ay u rajeeyeen samir iyo iimaan inuu Alle ka siiyo.

Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriya waxa ay 20-kii sano ee la soo dhaaafay ka soo qeybqaadatay dhismaha iyo geedi socodka dowladnimo Soomaaliya.

Previous Post

Ciidanka Xoogga iyo kuwa Galmudug oo guulo ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qado sharaf u sameeyay Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qado sharaf u sameeyay Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qado sharaf u sameeyay Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In