Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Dhul bixinta Dowladda Hoose+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Dhul bixinta Dowladda Hoose+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Enj.Cumar Cali Cabdi ayaa Maanta kormeeray Xarunta gadiidka iyo Dhul bixinta Dowladda Hoose ee xamar, halkaas oo ay ka socotay dayactir lagu sameeynayo xaruntaas.

Kormeerkan uu guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir ku tegay Xarunta gadiidka iyo Dhul bixinta Dowladda Hoose ee xamar ayaa waxaa ku wehlinayay agaasimaha waaxda dhulka ee Dowladda hoose ee Xamar Xasan Xaaji iyo sidoo kale agaasime ku-xigeenka howlaha farsamada Bashiir Shoobe,waxayna kormeer ku sameeyeen qeybaha kala duwan ee xarunta ay ka kooban tahay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa warbixin ka dhageystay howlwadeenada kala duwan ee ka shaqeynaya tayactirka xarunta gaadiidka ,iyagoo ku bogaadiyay shaqada ay hayaan,islamarkaana ku wargeliyay in ay dardar geliyaan.

Tags: Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Dhul bixinta Dowladda Hoose+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Gargaarka XFS oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta Wasaaradda+Sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+Sawiro

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+Sawiro

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+Sawiro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In