Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tisan Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Waddada isku xirta Gaalkacyo Iyo Garoonka Diyaaradaha Oshaco

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tisan Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Waddada isku xirta Gaalkacyo Iyo Garoonka Diyaaradaha Oshaco
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka  Dagmada Gaalkacyo Maxamed  Cabdi  Cilmi  oo ay wehliyaan  xubnaha  guddiga  la socadka  tayada  dhismaha waddada  isku  xirta  magaalada gaalkacyo  iyo garoonka  diyaaradaha Oshaco oo ah  waddo  9km  ah oo ay  dhismaheeda  iska  kaashanayaan Midowga Yurub,Dowaladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug  ayaa  maanta  kormeeray hanaan socadka  dhismaha waddadaaasi oo ku dhow heer gabagabo ah.

Mas’uuliyiinta Maamulka dagmada gaalkacyo oo  u jeedka kormeerkooda  ahaa  la socadka dhismaha waddada inuu yahay qaabkii loogu  tala galay  ayaa  ugu  horreyn warbxin ka  dhageystay xubno ka  tirsan guddiga kuwaas oo sheegay in mar walba ay la daba joogeen  dhismaha waddada kormeero joogtaa,iyagoona  xusay in xataa kambaniga dhismaha wada ay ku  celiyeen dhowr meelood  oo  cilado kasoo  laabteen  dibna loo  hagaajiyay sidoo kalana  bulshada ay  ku wacyi  galinayeen ineey ilaashadaan mashaariicda ayna u  gartaan inay,iyagu leeyihiin.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka  dagmada gaalkacyo  Maxamed Cabdi  Cilmi ayaa mahadcelin kadib  ku booriyay bulshada ineey ilaashadaan Mashruucaan  iyo  kuwa  la mid ah ee  laga hirgaliyay  gaalkacyo.

Dhinaca kale  qaar ka  mida  darawalada  iyo  shacabka  ku  safra  waddadaasi oo warbaahinta  Qaranka wax  ka  weydiisay  sida  ay u arkaan  dhismaha waddada  ayaa xusay  in  horray dhibaato ugu  qabeen  balse  haatan ay  ka  raysteen dhibaatadii  ay ku  qabeen marista wadada,iyaga iyo gaadiidkooda,iyagoona  balan qaaday in ay kaalintooda ka qaadaayaan ilaalinta iyo tayeeynta  dhismaha waddada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey Shirweynaha Iskaashiga Turkiga Iyo Afrika

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey Shirweynaha Iskaashiga Turkiga Iyo Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey Shirweynaha Iskaashiga Turkiga Iyo Afrika

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In