Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madaxda Unicef

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madaxda Unicef
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeelatay Hay’ada UNICEF qaybteeda Kormeerka iyo Qiimaynta.

Qodobada ugu muhiimsanaa ee shirka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta labada dhinac, in dib u eegis lagu sameeyo qorshe sanadeedka Hay’ada Unicef ee Wasaaradda Qorshaynta, caqadabadaha jira, iyadoo si qoto dheer looga dooday dib uu eegista barnaamijka guud ee xafiiska UNICEF ee Soomaaliya

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ahna Guddoomiyaha Kormeerka iyo Qiimaynta Qaranka, Mudane Maxamuud Siciid Nuur oo hogaaminayay mas’uuliyiinta Wasaaradda ayaa sharaxay muhiimadda wada shaqaynta iyo midaynta dadaalada Kormeerka iyo Qiimaynta, isagoo sheegay in Dawladdu ay si rasmi u gudan doonto wajiibaadka ka saaran hubinta, kormeerka iyo Qiimaynta dhammaan mashaariicda dalka laga hirgaliyo, waxa uuna xusay in la mideeyeey dhammaan nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta dalka.

Previous Post

Midowga Afrika oo abaalmarin guddoonsiiyey Wasiirka Deegaanka Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In