Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Qorsheynta XFS iyo K/Galbeed oo kulmay+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Qorsheynta XFS iyo K/Galbeed oo kulmay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  Dowladda Federaalka  iyo xubna ka socda Midowga Yurub ayaa shalay la kulmay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed  oo ay kala hadleen Mashruuca IlED.

Wasiirka Qorsheynta Maamulka Koonfur galbeed  Axmed Madoobe Nuunow ayaa soo dhaweeyay madaxa Xafiiska Ogalaasha Mashaariicda ee Wasaaradda Qorsheynta,waxuuna bogaadiayay  hanaanka la qorsheeyay ee mashaariicda ILED oo ahmiyadd ballaaran u leh dalkeena.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Maxamed  Daahir farah oo ka mid ah mas’uuliyiinta Madaxda xafiiska  mashaariicda midowga yurub ee Wasaaradda Qorsheynta  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharaxaad ka siiyay  wasiirka qorsheynta Koonfur galbeed iyo madaxda  kale ee wasaaradaasi hannaanka la doonayo in mashruuca  IlED looga fuliyo deeganada maamulkam iyo howlaha kale ay isla wadan Wasaaradda iyo Midowga yurub.

“Mashruucan ILED wax doonaynaa in aan hoos u  daadajino fulintiisa , waxaan dooneynaa in dadka ay ka faa’iideystaan dadka soomaaliyeed mashruucan oo midowga yurub ay ugu deeqday Soomaaliya, wax uuna diirrada saaray sidii abaaraha iyo waxyaabaha nuglaashaha ah, iyo soo kabashada dadka “ayuu yari Maxamed Daahir.

Isku  duwaha Mashruuca IlED ee Midowga Yurub Mr MartinoVinci wax uu tilmayay muhiimadda mushruuucan  u leeyahay dalka Soomaaliya , gaar ahaan shacabka iyo maamulka KGS,wuxuuna hooska ka xariiqay in la dar dar galiyo qaabka loo fulinayo mashruucan.

Mashruuraca IlED oo  bisha April sanadka ay dhamaan ku wada saxiixin Wasiir qorsheynta  Maamulka  gobaleedyada iyo wasiirka Wasaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka Amb Jamaal Maxamed Xasan, midowga yurub ayaa mashruucan wax ay ku qarash gareenaysaa lacag dhan 83 milyan uero.

Previous Post

Wafdigii loo xilsaaray baaritaanka dadkii dhawaan lagu dilay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo gaaray Gaalkacyo+Sawiro

Next Post

Ciidanka Liibiya oo falaagada Jan. Haftar ka qabsaday magaalo muhiim ah

Next Post
Ciidanka Liibiya oo falaagada Jan. Haftar ka qabsaday magaalo muhiim ah

Ciidanka Liibiya oo falaagada Jan. Haftar ka qabsaday magaalo muhiim ah

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In