Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiinta wasaaradda gaadiidka iyo taliska ciidanka ilaalada wadooyinka oo ka shiray…

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiinta wasaaradda gaadiidka iyo taliska ciidanka ilaalada wadooyinka oo ka shiray…
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada XFS Cali Gaal (Gaabow) ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha ciidanka taraafikada Jenaraal Bishaar Abshir Geedi, waxaana kulankaas diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa howlaha hortabinta u leh shaqooyinka ka dhaxeeya wasaaradda iyo taliska ciidanka ilaalada wadooyinka.

Jenaraal Bishaar ayaa intii uu kulanku socday soo bandhigay muqaallo laga diyaariyey gadiidka mara wadooyinka caasimadda iyo dadaalada lagu hormarinayo shaqooyinka taliska, madaama la iska kaashanayo nidaaminta gaadiidka iyo isticmaalka wadooyinka.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada Cali Gaal ayaa ciidamada ilaalada wadooyinka uga mahad celiyey sida ay har iyo habeen ugu taaganyihiin gudashada wajibaadkooda shaqo, isagoo xusay in ay diyaar u tahay wasaaradu xalinta caqabad kasta oo jirta dhanka gaadiidka.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilalka ka qaaday Wasiiro ka tirsan Maamulkaas

Next Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In