Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaa looga hadlay shirka fulinta halbeegyada iyo qorshaha Wasaaradda Isgaarsiinta?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maxaa looga hadlay shirka fulinta halbeegyada iyo qorshaha Wasaaradda Isgaarsiinta?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Cabdicasis Duwane Isaaq ayaa maanta shir guddoomiyey shirka fulinta qorshaha halbeegyadii ay Wasaaraddu la saxiixatay Ra’iisalwasaare Mudane Xamse Cabdi Barre 13 bishii December 2022, waxaaana ka soo qeybgalay Agaasime waaxeedyada iyo Lataliyaasha Wasaaradda.

Iyadoo la dardargalinayo ballanqaadka qorshaha Wasaaradda ayaa shirka waxaa lagu soo bandhigay qorshe hawleedka ay soo diyaariyeen Agaasime waaxeedyada iyo hawlaha hortabinta u leh in la fuliyey iyada oo la raacayo halbeegyada u degsan Wasaaradda.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

“Waxaa noo suura gashey diyaarinta halbeegyada iyo Qorshe hawleedka sanadka 2023 annagoo waafajinay halbeegyadii ay Wasaaraddu la saxiixatay Ra’isalwasaaraha, Shirarkaan waa mid muhiimad gaar ah u leh Wasaaradda, waxaana la qabanayaa bishiiba labo mar” ayuu yiri Agaasime Duwane.

Ugu danbeyn dhammaan hawlwadeenada ayaa lagu dardargaliyey in qof walba kaalinta uu ku leeyahay ka qaato, shaqo walbana la fuliyo waqtiga looga talagalay iyada oo la raacayo Qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran.

Previous Post

Maxaa looga hadlay kulankii xeer ilaaliyaha guud iyo Taliyaha CID-da? + Sawirro

Next Post

Daawo: Mareykanka oo hub iyo gaadiid dagaal ku wareejiyey DF Soomaaliya

Next Post
Daawo: Mareykanka oo hub iyo gaadiid dagaal ku wareejiyey DF Soomaaliya

Daawo: Mareykanka oo hub iyo gaadiid dagaal ku wareejiyey DF Soomaaliya

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In