Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaabiis ku xiran Xabsiga dhexe oo la guddoonsiiyay shahaadooyin kadib markii ay barteen xifrado kala duwan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa maanta ka qeyb galay xafalad shahaadooyin lagu Guddoonsiyaya maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

 

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maxabiistaan oo tiradooda gaareysa 38 ayaa waxay barteen xirfado kala  duwan oo ay ka mid tahay saxaafaddda iyo combiyuutar oo ay ka barteen iskuulka rajo ee ku dhaxyaal gudaha Xabsiga Dhex  ee Xamar.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in maxaabiis lagu soo eedeyay dambiyo kala duwan. Taliska Ciidanka Asluubta ay baraan sagaal xirfadood oo mastaqbalkooda wax u tari kara.

Taliyaha ayaa ku dhira galiyay  maxbiista maanta shahdooyinka la guddoonsiyaya in ay ka waantooban dambiyada loo heesto, marka ay u dhamaato kiisaska ay u xiranyihiin.

Qaar ka mid ah maxaabiista maanta qalin jibiyay ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin in la baray farsamo gacanta ah oo ay ku shaqeysan karaan.

Wasiirka Waxbarashada ee Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogadiyay talaabada taliska Ciidanka Asluubta ay qaadeen oo ku aadan  Waxbarshada maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Xamar.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa bogaadiyay Madaxda Sare ee dalka talabooyinka horumarka leh ay ka wadaan ee ku aadan waxbaridda maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe.

 

 

 

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo wadatashi la yeelatay Ururada Bulshada rayidka Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

Next Post
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho

Xarun waxbarasho lacag la'aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In