Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo xukun xabsi ah ku ridday wiil Soomaali ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo xukun xabsi ah ku ridday wiil Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa wiil Soomaali ah ku xukuntay sagaal sano oo xarig ah kaddib markii uu Maxkamadda ka hor qirtay in uu ku biiray kooxda Al-Shabaab.

Xukunka Mahdi Xaashi oo 26 jir ah ayaa yimid markii uu bishii May ee sannadkii hore qirtay in uu taageero siiyey Al-Shabaab, isla markaana uu ku biiray maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Toddobaakdii hore laba nin oo heysta dhalashada Sweden oo Mahdi lala soo dacweeyey ayaa iyaguna la xukumay. . Cali Yaasiin Axmed iyo Maxamed Yuusuf ayaa lagu ridday min 11 sano oo xabsi ah.

Xeer ilaaliyaasha Mareykanka ayaa sheegay in intii u dhexeysay bilihii Decemberr 2008 ilaa August 2012 ay Mahdi, Cali Yaasiin iyo Maxamed Yuusuf ka tageen Britain iyo Sweden, una safreen Soomaaliya, markaasoo ay ku biireen Al-Shabaab, waxaana markii dambe lagu qabtay bariga Afrika.

Yuusuf iyo Axmed ayaa la sheegay in ay u dagaallameen kooxda, hase yeeshee xeer ilaaliyeyaashu waxay sheegeen in aanay aheyn cadeymo muujinayo in Xaashi uu Al-Shabaab dagaal kala qeybgalay.

Saddexda nin ayaa lagu xiray dalka Jabuuti bishii August 2012, kaddib markii ay ka soo tallaabeen xadka Soomaaliya, iyagoo doonayey in ay u gudbaan Yemen si ay ugu biiraan Al-Qaacida sida ay dacwoogayaasha sheegeen.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo kormeer ku tegay dekadda Boosaaso “SAWIRRO” “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo kormeer ku tegay dekadda Boosaaso “SAWIRRO” “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo kormeer ku tegay dekadda Boosaaso "SAWIRRO" "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In