Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidamada oo soo saartay xukunka kiiskii dilka gudoomiyihii degmada Hodan.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidamada oo soo saartay xukunka kiiskii dilka gudoomiyihii degmada Hodan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saartay go’aan maxkamadeed oo ku aadan dilkii loo geystay Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii Degmada Hodan Marxuum C/xakiim Dhagajuun.

Dhageysiga kiiska dilka Dhagajuun oo toos looga daawanay warbaahinta qaranka iyo mid madaxbanaan ayaa soo maray marxalado kala duwan , waxayna ugu danbeyn maxkamadu xukuntay in dilkaas uusan ahyn kutala gal balse uu ahaa shil dhacay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Shan sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Taliyihii saldhiga Howlwadaag Gashaanle Shuceyb Cabdi Maxamed madaama uu ka gaabiyey hogaaminta howlihiisa iyo in uu sahlay baxsadka mid ka mid ah ilaaladiisa , sidoo kale waxaa isna shan sano oo xabsi ciidan ah lagu xakumay Dable Bishaar Axmed Cabdi waxana sabab looga dhigay Taxadar la’aan iyo baxsashadiisa.

Sidoo kale waxaa min labo sano oo xabsi ciidan ah ayana lagu xakumay  Jamaal Isxaaq Cali , Dhiblaawe Ibraahim Yuusuf , Faarax Sabriye Afrax Iyo Kulmiye Kaariye Cali sida ku cad nuqul aan ka helnay Maxkamada Ciidamada Qalabka Sido oo ay Warbaahinta la wadaagtay.

Sidoo kale Maxkamada Ciidamada Qalabka Sido ayaa dhamaan eedeysanayaasha saartay bixinta Magta Marxuum C/xakiin Dhagajuun iyo mag dhaw siinta Ibraahim Abukar Cismaan iyo Liibaan Xasan Liibaan oo shilkaasi Dhaawac kasoo gaaray.

Previous Post

Wafdi Wasiiro , xildhibaano iyo masuuliyiin kale isugu jiro oo gaaray Magaalada Baladweyne “Sawirro”.

Next Post

Ciidanka Booliska gobolka Bari oo gacanta ku dhigay qamri si qarsoodi ah loo gelin rabay Magaalada Bosaaso.

Next Post
Taliska booliiska oo saanad ciidan kala wareegay dowladda Mareykanka

Ciidanka Booliska gobolka Bari oo gacanta ku dhigay qamri si qarsoodi ah loo gelin rabay Magaalada Bosaaso.

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In