Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday Haweenay ka tirsaneed Al-shabaab

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday Haweenay ka tirsaneed Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqo Maxamed Xuseen Cabdi oo magaceeda Afgarashadu yahay “Faadumo” ayaa laga soo xeray Kaaraan February billowgeedii Sanadkan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Al shabaab ayay kaga biiray Ceelasha Biyaha Qiyaastii laba sana ka hor, waa 28-jir ku dhalatay Camaaro oo Mudug ka trisan.

Waxaa la qabtay iyada oo ku guda jirtay Warbixin ka dirista Xaaladda Guriga Askari la dilay Kaaraan, kadibna Baaris ay sameeyeen Boliiska ayaa laga soo helay Gurigeeda Bam-Gacmeed iyo Bistoolad 7-xabadood wadata.

Waxaa Al-Shabaab ku Tashkiiliyay nin saaxiib la’ah Odaygeedii hore oo isna Al-Shabaab ka tirsan laguna magacaabo Cabdullaahi Xasan Yusuf, waxa ay kala tageen 2018-kii.

Si gaar ah, waxa ay uga shaqaynaysay kaydinta Hubka iyo Hubinta howlgallada Argagixisada.

Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta ku xukuntay 15-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan amniga looga hadlayay

Next Post

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaahara oo kulan la qaatay (ATMIS)

Next Post
Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaahara oo kulan la qaatay (ATMIS)

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaahara oo kulan la qaatay (ATMIS)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In