Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad oo xakun ku riday horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad oo xakun ku riday horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qeybta 27-aad ayaa maanta ku xukuntay 15 sano oo xabsi ah kaddib marki lagu helay in uu kamid yahay horjoogayaasha maleshiyada Al-Shabab ee caadeysatay daadinta  dhiiga Ummadda  Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad Maxamed Cabdule Aadan ayaa xukunka ku dhawaqay, isagoo shaaciyay in horjooge Maxamed Nuur Aadan uu maxkamadda ka hor qirtay in uu ka midyahay maleeshiyaadka Al-Shabaab.

“Dood dheer kadib Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad waxaa u cadaatay in eedeysanaha ay ku caddahay dambiga lagu soo oogay, waxa ayna Maxamed Nuur kala wareegtay Bustoolad Teetee ah, isla markaana ku xakuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah” ayuu yiri Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad.

Maxamed Nuur Aadan oo kamid ahaa horjogayaasha  qeybta sahanka  ee amniyaadka maleeshiyada Al Shabaab ayaa waxa uu ka qeyb qaatay qarajinta muwadinin Soomaaliyeed iyo waliba waxa uu fududeyay  qarax lagu weraray ciidamada AMISOM ee Hiil Walaal oo saldhig cidan kuleh xaafadda Howlwadag ee magalada baledweyne.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27 ad ayaa maalmahan  waday dhageysiga  eedeynta loo soo jeediyay Maxamed Nuur Aadan oo lagu helay in uu ka mid yahay  horjoogayaasha maleeshiyada Al-Shabaab.

Edited:- Abdulkadir Isse

Previous Post

Mayor Of Mogadishu Lays The Stone Foundation Of A New Lab For Testing Construction Material

Next Post

Kusimaha Madaxweynaha JF Soomaaliya oo Tacsi u diray Shacabka iyo Dowladda Itoobiya.

Next Post
Kusimaha Madaxweynaha JF Soomaaliya oo Tacsi u diray Shacabka iyo Dowladda Itoobiya.

Kusimaha Madaxweynaha JF Soomaaliya oo Tacsi u diray Shacabka iyo Dowladda Itoobiya.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In