Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Darajada 1-aad ee ciidamada Qalabka sida oo mar kale u fariisatay dacwad loo heysto 18-qof oo eedeysanayaal ah

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Ciidamada Q.S.S  oo dhageystay markii 2-aad dacwada rag loo heysto qaraxyo Muqdisho ka dhacay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xeer ilaalinta ciidammada Qalabka sida ayaa maxkamadda darajada 1-aad horkeennay caddeymaha dambiyadii lagu soo eedeeyey 18 xubnood oo ka tirsanaa guutada 14- October ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Eedeymaha ay xeer ilaalintu keentay waxaa ka mid ahaa in 18-kaan xubnood ay ku kaceen falal ka hor imaanaya sharuucda ciidanka, sida isticmaalka Balwadda, abaabulka iyo marin habaabinta Guutada dhexdeeda, taas oo ay ku weyn karaan ka mid ahaanshaha ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xeer ilaaliyah guud ee ciidamada qalabka sida ayaa ugu dambeyn maxkamadda ka codsaday iyadoo la ilaalinyo midnimada ciidamada in ciqaab adag la mariyo raggan si kuwa kale ay ugu tusaala qaataan…Cod

Qareenkii difaacayay eedeysanaha ayaa ku dooday in balwad aysan jirin sharci guud oo wadanka dhan ka mamnuucayo taasina aysan ku muteysan ciqaab adag,…cod

Ugu dambeyn fadhiga Maxkamadda waxaa soo xiray guddomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada Qalabka Sida G/sare Xasan Cali Nuur (Shuute)  waxa uu u sheegay dhammaan ka qeybgalayaasha dacwadda in fadhiga xiran-yahay oo ay go’aanka dib ka soo saari doonto maxkamadda.

Guutada 14-ka October ayaa la’aas-aasay keddib weerarkii dadka badani ku dhinteen ee  ka dhacay isgoyska 14-ka October Ex Soobe ee Magaalada Muqdisho sanadkii tegay.

Previous Post

Ciidamada Amniga oo ka hortagay Qaraxyo Argagixiso

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay magaalada Brussels “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay magaalada Brussels “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay magaalada Brussels "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In