Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Racfaanka oo soo gabo gabeysay dhageysiga kiiska eedeysane Sayid Cali

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Racfaanka oo soo gabo gabeysay dhageysiga kiiska eedeysane Sayid Cali
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabo gabeysay dhageysiga kiisa Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in gubay xaaskiisa.

Fadhiga maanta ayaa ah kii ugu dambeeyay ee dhageysiga kiiskan, waxaana fadhigii hore maxkamadda la horkeenay marqaatiyaal iyo muqaalo laga duubay guriga Marxuumadda lagu gubay, iyadoo sidoo kale isla maanta Maxkamadda la horkeenay marqaatiyaal kale.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Ehelka labada dhinac iyo Dadweyne ayaa goobjoog ka ahaa dhageysiga Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir, waxaana ay Maxkamadda mudeysay xiliga lagu dhawaaqayo xukunka Maxkamadda.

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa kal hore dil toogasho ku xukuntay Sayid Cali, taasi oo keentay in racfaan  ay ka qaataan ehelada Sayid Cali, waxaana iminka laga dhowrsugayaa xukunka Maxkamadda Racfaanka.

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud QM u qaabilsan Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud QM u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud QM u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In