Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkmadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ee XDS oo xukun ku riday askari horay u dilay askari kale.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maxkmadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ee XDS oo xukun ku riday askari horay u dilay askari kale.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ee XDS oo maanta dhageysatey Dacwad Ciqaabeed loo heystay eedeysane D/Le Xoogga , C/waaxid Axmed faarax oo horay dil uga geystay Allaha u Naxariistee , Sadax xarigle XDS , Maxamuud Saciid Nuur oo karissanaa ilaalada Taliyaha qeybta 21-aad.

Maxkamada oo dhageysatey baarista xafiiska xeer ilaalinta iyo qiraalka eedeysanaha sidoo kalena dhageysatey, marqaatiyaasha ku sugnaa Goobta falku ka dhacey ayaa Dambiile C/Waaxid Ahmed Faarax ku xukuntay Dil toogasho ah, oo noqonaya qisaasta Marxuum sadax xarigle XDS, Maxamuud Saciid Nuur.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Dambiile C/Waaxid Ahmed Faarax ayaa falkaan dilka ah geystay 3-dii bishaan December,waxa uuna falkani ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Previous Post

Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka BFS iyo guddiga dhab u-heshiisiinta dowladda dhexe iyo Soomaaliland oo kulmay

Next Post

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka BFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka soo cusboonaatay qeybo ka mida gobolka Mudug.

Next Post
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka BFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka soo cusboonaatay qeybo ka mida gobolka Mudug.

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka BFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka soo cusboonaatay qeybo ka mida gobolka Mudug.

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In