Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Buuraha Goolis

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Buuraha Goolis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen deegaanada Buuraleyda Goolis ee Waqooyi bari Soomaaliya.

Duqeynta oo dhacday July 27, 2019,ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ku sugnaa Buuraleyda Golis,sida lagu sheegay War ka soo baxay Taliska Mareynkanka ee Afrika (Africom).

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale, warbixinta ayaa lagu sheegay ineysan jirin wax khasaaro ah oo shacabka ka soo gaaray duqeynta,wuxuuna howlgalkani qeyb ka yahay dadaalada la doonayo in lagu ciribtiro Kooxda argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Guddiga Warfaafinta Golaha Aqalka sare oo warbixin ka dhageystay Wasiirka Warfaafinta XFS+Sawirro

Next Post

Labo eedeysane oo ka tirsanaa Daacish oo ka soo hor-muuqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida+Sawiiro

Next Post
Labo eedeysane oo ka tirsanaa Daacish oo ka soo hor-muuqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida+Sawiiro

Labo eedeysane oo ka tirsanaa Daacish oo ka soo hor-muuqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida+Sawiiro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In