Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Militariga Soomaaliya oo howlgalo kula wareegay deegaano iyo saldhigyo ay Shabaab ku lahaayeen Sh/Hoose

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Militariga Soomaaliya oo howlgalo kula wareegay deegaano iyo saldhigyo ay Shabaab ku lahaayeen Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026

Ciidamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaadka Alshabaab ay kala wareegeen deegaano iyo saldhigyo dhowr ah oo kuyaalay Gobolka Shabeelada Hoose.

Howlgalo ballaaran oo ay sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka ayaa u suura gashey in ay Alshabaab ka qabsadaan deegaanada Awdheegle,Mubaarack,deeganka Daarusalaam,Deegaanka Malable iyo tuulooyin hoostag degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose.

C/fataax Xaaji Cabdulle Guddoomiye kuxigeenka Gobolka SHabeelada Hoose ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in maleeshiyada Alshababa laga qabsady deegaano dhowr ah oo ay ku lahaayeen Gobolkaasi Shabeelada Hoose.

“Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta sameeyay howlgalo ballaaran,waxaana maleeshiyada Shabaab ay ka qabsadeen saldhigyo iyo deegaano dhowr ah,alle mahadii,waxaana socda weli howlgalo,ciidamada ayaa la hadlaya shacabka iyagoo ka codsanaya in ay is dejiyaan,een deegaanada laga qabsadey maleeshiyada Alshabaab waxaa kamid ah Mubaarakc Awdheegle,sidoo kale waxaa hawada ka baxday Idaacad afka Alshabaab ku hadlaysay oo ay ku lahaayeen Deegaanka Daarusalaan,way isaga carareen meel cirib iyo jaan ay dhigeen lama garan karo,ciidamaduna way ku raad joogaan”, Ayuu Yiri Guddoomiye C/fataax Xaaji Cabdulle.

Guddoomiye kuxigeenka ayaa mar aan weydiinay su’aal ahayd in uu faah faahiyo khasaaraha halkaasi lagu gaarsiyay Alshabaab ayaa sheegay in ay jiri karaan khasaarooyin,dhimasho dhaawac iyo dad laga qabqabto,balse markii ay howlgaladu soo dhamaadaan la xaqiijin doono kadibna ay soo bandhigi doonaan.

Previous Post

Somalia’s first peace and reconciliation colloquium opens in Mogadishu

Next Post

Wasiirka Cadaalada XFS iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ka digay dhismaha dhulka danta Guud

Next Post
Wasiirka Cadaalada XFS oo kulan la yeeshay Danjiraha Dowlada Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya

Wasiirka Cadaalada XFS iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ka digay dhismaha dhulka danta Guud

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In