Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Militeriga Afghanistan oo qaaday weerarro ay dib ugu xureynayaan deegaano laga qabsaday.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Militeriga Afghanistan oo qaaday weerarro ay dib ugu xureynayaan deegaano laga qabsaday.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Weerarada ayaa qayb ka ah olole  ay wadaan militeriga waddanka Afghanistan oo ay ku bartilmaameedsanayaan qolyaha Taalibaanka dalka Afghanistan,kuwaasi oo qabsaday dhowr gobol oo muhiim ah,waxaana ka mid ah goboladaasi Herat, Lashkar Gah,iyo Kandahar.

Iska horimaadyadaasi ayaa waxa ay ka dhaceen waddooyinka deegaanada ay la wareegeen Taalibaanka waxaana uu ahaa dagaal aad u qaraar oo ciidamada Afghanistan ay duqeeymo ku rideen xarumaha ay ku sugan yihiin qolyaha Taalibaanka

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Boqolaal ka tirsan ciidamada Commaandooska dalka Afghanistan ayaa loo qaaday gobolada ay la waregen taalibaanka dhowaan  oo ah kuwo ku yaal galbeedka wadankaasi Afghanistan.

Warbaahinta waddanka Afghanistan ayaa sheegtay in dhowr xubnood oo ka tirsan Taalibaanka lagu dilay dagaaladaasi markii  ay dagaalada bilowdeen ka dib.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo u safray Magaalada Baydhabo.

Next Post

Doorashada Shan kursi oo ka tirsan Aqalka Sare oo Baydhabo Ka dhaceyso.

Next Post
Doorashada Shan kursi oo ka tirsan Aqalka Sare oo Baydhabo Ka dhaceyso.

Doorashada Shan kursi oo ka tirsan Aqalka Sare oo Baydhabo Ka dhaceyso.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In