Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muddo kadib Soomaaliya oo ku guuleysatay inay Mooska dibadda u dhoofiso

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ganacsato Soomaaliyeed oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha oo muddo afar sano ah kadib bilaabay dhoofinta Mooska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya ayaa muddo kadbib dalka dibadiisa u dhoofineysa Mooska kaas oo dalka qeybo badan oo kamid ah ka baxa.

Arrintan ayaa timid kadib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya heshiis lagashay Dowladaha Sacuudiga iyo Turkiga si-loogu dhoofiyo dalalkaas Mooska.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Saciid Xuseen Ciid oo Wareysi gaar ah siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in tani guul weyn u tahay Dowladda Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed.

Dhoofinta Mooska ayaa waxaa dunida uu ka joogaa meel aad u sareysa iyadoona lacago badan uga soo xaroodaa dalalka dhoofiya.

“Dunida waxa labeero Mooska ayaa ugu dhaqaalo badan dalalka dhoofiyana waxaa kasoo gala lacago badan arrintaan sidii aan dib ugu bilaabi laheyn waqti badan ayaan galinay waana ku guuleysanay taas ” sidaas waxaa yiri Wasiirka Beeraha ee Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid.

Previous Post

Trump oo saxiixay sharci lagu taageerayo dibad baxyaasha Hong Kong

Next Post

Hey’adda Cunnadda iyo Beeraha ee Q M oo doomo casri ah ku wareejisay Dowlad Gobaleedka Puntiland “Sawirro”

Next Post
Hey’adda Cunnadda iyo Beeraha ee Q M oo doomo casri ah ku wareejisay Dowlad Gobaleedka Puntiland “Sawirro”

Hey’adda Cunnadda iyo Beeraha ee Q M oo doomo casri ah ku wareejisay Dowlad Gobaleedka Puntiland "Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In