Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu daahfurayay tartanka Quraanka Kariimka ee Gabdhaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu daahfurayay tartanka Quraanka Kariimka ee Gabdhaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo ahayd mid lagu Daahfurayay Tartanka Quraanka Kariimaka ee gabdhaha oo ay taaba gelisay Wasaarada Haweenka iyo Hormarinta Xaquuqda Aadanaha ayaa waxaa lagu qabtay hotelka Syl Ee magaalada Muqdisho .

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Daahfurka munaasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Haweenka  iyo Hormarinta Xaquuqda Aadanaha XFS iyo sidoo kale wasiiru dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Owqaafta XFS waalidiinta dhalay ardayda culamadda iyo sidoo kale marti sharaf kale.

Gudoomiyaha Dalsan Media Maxamed ibrahin Cali ayaa kaga mahadceliyay Wasaarada Haweenka XFS kaalinta ay kaqaadatay taaba gelinta tartankan.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS Maxamud Macalin Yaxye oo munaasabadda ka hadlay ayaa hambalyo u diray ardayda xifdisan Quraanka Kariimaka iyo waalidiintii kusoo dadaalay waxaana sido kale  uu u sheegay in Wasaaradda ay samaynayso qaanuun ugaar ah dugsiyada Quraanka Kariimka.

Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xaquuqda Aadanaha XFS marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin  oo daahfurtay tartanka Quraanka Kariimaka ayaa tilmaantay sida ay ugu faraxsantahay in ay kasoo qayb gasho tartanka Loo qabanayo gabdhaha Xaafidul Quraanka waxana ay balan qaaday in ay dhiiri gelin doonto ka wasaarad ahaan ardayda kaalmaha sare ka gala tartanka iyadoona u mahadcelisay Bahda Dalsan media oo soo qabanqaabisay Tartankan.

Previous Post

Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “Sawirro”.

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “Sawirro”.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya "Sawirro".

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In