Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Dhiiri Gelinayay Ardayda Kaalimaha Hore Ka Gashay Imtixaanka Shadaahiga Ee Dowladda Oo Lagu Qabtay Mahadaay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu Dhiiri Gelinayay Ardayda Kaalimaha Hore Ka Gashay Imtixaanka Shadaahiga Ee Dowladda Oo Lagu Qabtay Mahadaay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu daah furaayay wabarashada sanad dusiyadeedka 2021 laguna abaalmainayay ardaydii kaalimaha hore ka gashay imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda ayaa ka dhacday Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Munaasabadani oo lagu daah furayay Waxbarashada sanad dugsiyeedka 2021, laguna abaal marinayay ardaydii kaalimaha hore ka gashay imtixakii shahaadiga dugsiyada sare,ee fasalka afaraad ee Degmada Mahadaay oo ka mid a degmooyinaka gobalka shabeelaha dhexe, ayaa lagu qabtay dusiga Hoose, Dhexe iyo  Sare ee Sheekh Maxamed ee degmada Mahadaay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Xafladani oo ay si wada jir ah u soo Agaasimeen Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle iyo bahda Waxbarashada ee ka soo jeeda Mahadaay ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo qaybaha bulshada ku nool magaalada.

Ugu horeeyn waxaa munasabada ka hadlay qaar ka mid ah waalidiintii ka soo qaybgashay xafladda, kuwaasi oo ka hadlay ahmiyadda ay arday u leedahay in loo sameeyo xaflado lagu dhiiri gelimayo, isla markaana dib loo furo xarumihii waxbarashada ee degmada Mahadaay.

Maamulaha isguulka Sheekh Maxamed ee Degmada Mahadaay Maadeey Ciise Casamar ayaa ka sheekeeyay  dadaaalka ay ku bixiyaan ardayda iskuulka dhigata, waxaana uu ku booriyay inay ku dadaalaan waxbarashada.

Ugu dambeeyntii waxaa goobta ka hadlay Cabdullaahi Salaax Muudeey oo ka mid ah hawl wadeenada Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Sheekh Abuukar Macalim Xuseen ayaa bogaadiyay ardayda kaalimaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dowladda, waxayna ka codsadeen inay ku dadaalaan horumarinta waxbarashada.

Previous Post

Kulan Looga Hadlayey Xeerka Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Dhageyso)

Next Post

Ciidamada Amniga Oo Fariisimo Cusub Ka Sameystay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada Amniga Oo Fariisimo Cusub Ka Sameystay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud “SAWIRRO”

Ciidamada Amniga Oo Fariisimo Cusub Ka Sameystay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In