Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad soo dhaweyn ah oo Baydhabo loogu sameeyey Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha Madaxweynaha “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad soo dhaweyn ah oo Baydhabo loogu sameeyey Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha Madaxweynaha “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa Magaaladda Baydhabo ka dhacday Munaasabad lagu soo dhaweynayey Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa Munaasabada ka qeyb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka koonfur Gaalbeed, Xildhibano Ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya, iyo Wariiro Ka tirsan Dowlad Goboleedka koonfur Gaalbeed iyo qeybaha Bulshada ee Magaalada Baydhabo.

Fanaaniinta Deegaanada Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay suugaan ay kusoo dhoweynayaan wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada koonfur Galbeed  Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa wafdigan kusoo dhoweeyay Magaaladda Baydhabo, waxaana uu sheegay inay farxad u tahay maamulkooda inay soo dhaweeyeen qaar kamida Madaxda ugu sareysa Dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Aaya sheegay in ka maamul ahaan iyo Shacabka reer koonfur Galbeed ay aad ugu faraxsanyihiin wafdiga soo gaaray Magaaladda Baydhabo.

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka  Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u Mahad celiyay Shacabka iyo Masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen.

By Ibrahim Gudle

Previous Post

Maamulka gobalka Benaadir oo garoonka Aadan Cadde ka hir geliyay xarun laga helo adeegyada dowladda hoose+Sawirro

Next Post

Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka Dalka oo ka Furmay Garowe

Next Post
Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka Dalka oo ka Furmay Garowe

Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka Dalka oo ka Furmay Garowe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In