Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho oo ku tallaabsatay horumar ganacsi oo xoog leh

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Muqdisho oo ku tallaabsatay horumar ganacsi oo xoog leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbeddelka dhinaca ganaciga ee dalkeenna ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo shirkadaha waa weyn ee Soomaalida ku leeyihiin dibaddaha qaarkood dalka la keennayo, magaalada caasimadda ee Muqdisho ayaa si gaar ah looga dareemayaa horumar ganacsi oo baaxad weyn.

Waxaa Muqdisho laga furay xarumihii ugu horeeyay ee shirkadaha soo saara dharka iyo kabaha casriga ah ee GIORDANA iyo FLO oo laga hirgeliyay suuqyada Jubba-Hyper-market iyo Barako-Hyper-Market, kuwaas oo shacabka si weyn uga adeeganayaan.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026

Xuseen Daahir Shire oo ka mid ah mas’uuliyiinta Jubba-Hyper-Market ayaa ka hadlay faa’idooyinka dhaqaale ee shirkadahan dalka ku soo kordhinayaan.

”Caawana waxaad marti u tihiin furitaanka labadan shirkadood GIORDANO oo shirkad caan ah oo Bulshada Soomaaliyeed ay yaqaanaan dhibna loo qabay in dharkeeda oo sax ah magaalada gudaheeda laga helo, sidaas daraateed waxaan rabnaa in ay macaamiisha ka faa’ideystaan oo nagula ciidaan,”.

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay tallaabadan, waxayna sheegeen in dalka uu ka bilowday tartan ganacsi oo muhiim u ah kobaca dhaqaalaha iyo horumarka Bulshada.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa dhankiisa sheegay in xarumahan ganacsi ee laga furay magaalada Muqdisho ay horumar ku soo kordhin karaan ganacsi dalkeenna.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay sugto amniga magaalada Muqdisho, taas oo suurta-gelisay in ganacsiga magaalada si xowli ah ku socdo, dadkuna si nabad ku ganacsadaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariisto Marxuum Malaaq Cali

Next Post

Dowladda oo ku guulaysatay in ay gacanta ku soo dhigto shabakaddii ka dambeysay weerarkii Hotel SYL

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku guulaysatay in ay gacanta ku soo dhigto shabakaddii ka dambeysay weerarkii Hotel SYL

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
0

Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED   Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026
0

Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In