Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho oo laga xusay maalinta Carruurta Afrika+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Muqdisho oo laga xusay maalinta Carruurta Afrika+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlayay maalinta caruurta Afrika ayaa si weyn uga hadlay baahiyaha loo qabo in xilligan la joogo la garab istaagi caruurta Soomaaliyeed oo wajahaya dhibaatooyin kaladuwan,si ay mustaqbal fiican u helaansi ay u noqdaan kuwo loo aayo mustaqbalka.

Waxaa ay sigu jiraan mas’uuliyiinta kahadashey arrintaasi,Guddoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada Basmo Caamir Shikeetei,xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,iyo ururada bulshada Rayidka.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Maryan Axmed Maxamuud oo ah madaxa qeybta carruurta ee IIDA oo soo qaban qaabisay kulanka ayaa sheegtay in ujeedkooda uu yahay in la dhiiro geliyo carruurta Soomaaliyeed,kuwaasi oo badan kood ku nool, nolol aad u liidata.

Basmo Caamir Shakeeti guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir iyo Xildhibaan Qadra Dukaale oo kamid ahaa mas’uuliyiinta ka hadashey maalinta carruurta Afrika ayaa balan qaaday in ay kaalin ka qaadan doonaan sidii loo heli lahaa wadiiqooyin lagu dhiirogeliyo carruurta Soomaaliyeed.

Waxay hayd 1991 markii loo asteeyay maalinta carruurta Afrika,taasi oo ka dambeysay kacdoonkii  magaalada Soweto, ee Koonfur Afrika ay sameeyeen kumannaan carruur ah,kuwaasi oo ka bannaan baxayay arrimo ay kujiraan xuquuqdooda waxbarasho iyo mida nololeed,waxaana la toogtay kumannaan kale oo carruurtaasi kamid ah.

Previous Post

Mareynkanka oo duqeyn ku dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Next Post

Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya (Qormooyin Taxane ah)

Next Post
Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya (Qormooyin Taxane ah)

Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya (Qormooyin Taxane ah)

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In