Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muslimiinta dunida oo maanta u dabbaaldegay munaasabadda Ciidul Adxa

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Muslimiinta dunida oo maanta u dabbaaldegay munaasabadda Ciidul Adxa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa manta u dareeray gudashada ciidul Adxaa oo ah munaasabadda ciidda labaad ee ku weyn bulshada islaamka  ee caalamka.

Gudaha dalka Soomaaliya kumanaan ruux oo isugu jira shacab iyo masuuliyiin ayaa manta ka qeyb galay salaadda ciidda carafo oo lagu oogay magaalooyin badan oo ka mid ah gobolada dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dukashada salaadda ka dib,masuuliyiin iyo culima’udiin kale ayaa bulshada la wadaay hambalyada ciidda carafo, waxayna bulshada ugu baaqeen in ay iscaawiyaan oo dadka masaskiinta ah laga farxiyo.

Munaasabadda ciidda labaad ee ay leeyihiin dadka muslimiinta ah ayaa sanadkii labaad ku soo beegantay,iyadoo ay jiraan cabsi iyo walaac laga qabo cudurka COVID 19,kaas oo dhaliyay in dalalka qaar ay jooojiyaan isu imaatinka goobaha dadweynaha.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo munaasabadda ciidda ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Magaalada Xuddur oo si weyn  loogu dabaal dagay Maalinta Ciida Carafo “Sawirro”.

Next Post
Magaalada Xuddur oo si weyn  loogu dabaal dagay Maalinta Ciida Carafo “Sawirro”.

Magaalada Xuddur oo si weyn  loogu dabaal dagay Maalinta Ciida Carafo "Sawirro".

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In