Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadin Soomaaliyeed oo deeq gaarsiiyay dad ay abaartu saameesay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Muwaadin Soomaaliyeed oo deeq gaarsiiyay dad ay abaartu saameesay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan oo isugu jirta qaybaha kala duwan ee raashinka la quuto looguna talagaley dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa maanta la gaarsiiyey in ka badan konton qoys oo ah kuwo abaartu si gaar ah saameyn ugu reebtay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Raashinkan ayuu ku deeqay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abuukar Maxamed Jimcaale oo isku howley in biyo dhaamin iyo taakulo raashin in uu si iskii ah ula garab istaago reer guuraaga abaartu saameysay ee ku nool deegaanada Galmudug sida uu sheegey Nuune Cabdulaahi Cabdi oo wakiil uga ahaa muwaadinkaasi qaybinta raashinkan iyadoo lagu wareejiyay dadkii mudnaa.

Qaar kamid ah dadka taakuladan la gaarsiiyey oo ka mahad celiyey deeqda uga timid Muwaadinka Soomaaliyeed Abuukar Maxamed Jimcaale ayaa ka waramay duruufaha xiligan ku heysta deegaanka Beer-Cabdi Faarax oo ay ku nool yihiin kuna wajahayaan duruufa ay ka mid yihiin biyo yari iyo xoolaha oo aan heysanin daaq ku filan.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo kulan seddex bille ah qabatay

Next Post

Duqa Degmada Gaalkacyo oo tababar u soo xiray xildhibaannada Golaha Deegaanka

Next Post
Duqa Degmada Gaalkacyo oo tababar u soo xiray xildhibaannada Golaha Deegaanka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo tababar u soo xiray xildhibaannada Golaha Deegaanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In