Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo ka soo carary Yemen oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo ka soo carary Yemen oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markabkan oo sida 2,105 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ka soo qaaday Dekedda Mukalla ee Waddanka Yemen, iyadoo Ganacsade Soomaaliyeed uu ugu deeqay in lagu soo daad-gureyo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalkaasi.

Qoxootigan ayaa u badnaa caruur iyo haween, Waxaana ku jiray Dad Xanuunsan oo markii lasoo dayiyay loo qaaday isbitaallada si loogu daweeyo, Dhanka kale Dekedda waxaa ku sugnaa xilligaas Hay’ado iyo Shirkado Maxalli ah oo dadkan Qoxootiga ah u Qaybinayay Raashin iyo biyo.

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

Dadkan Qaarkood oo Warbaahinta la Hadlay ayaa Sheegay in ay Dhibaatooyin aad u daran ka jiraan Yemen, kuwaasoo ay ka mid yihiin cunno la’aan, biyo la’aan, dagaallo iyo weliba kuleyl aad u daran.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo soo dhoweeyey dadkaasi ayaa waxaa Warbaahinta Qaranka la hadlay Guddoomiyaha Gobolka Bari Yusuf Maxamed Wacays Dhado:

“Soo dhawaynta qadarinta iyo Daryelka Muwadininta Soomaaliyed waa mid aan maanta u joojinay hawlihi ka socday Dekadda, haday ahaan lahayd waxa kaso dagaya ama waxa ka dhofaya, waxaanu u diyaarinay goobo muhim ah, waxAanu daryeeleynaa Nolosha qoysaska kaso qaxaya Yemen ee so garaya Boosaaso”.

Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda Puntland Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa isna ka hadlaya sida ay ugu diyaar garoobeen ka maamul ahaan dadkani maanta la keenay Boosaaso

“Markabkani waxa u ka baxay Muqdisho, anaguna Dawlada Dhexe wax xirir ah nalama aysan so samayn waxa la ii sheegay 24 saac ka hor, inuu key soo wajahan yahay Dekada Boosaso, wanu so dhawaynay Shacbka Soomaaliyeed, waxa ay yimaden Dalkoodi, waxaana la dajin doonaa goobo aanu ugu tala galnay dadka soo garay Boosaaso ee ka soo cararaya dagaalada ka socda  Yemen”.

2015613635697805020866860IMG_8872 2015613635697805180625712IMG_8870 2015613635697805318838783IMG_8871 2015613635697805414802688IMG_8875 (1) 2015613635697805414802688IMG_8875 2015613635697805616440002IMG_8876 (1) 2015613635697805616440002IMG_8876 2015613635697805772901080IMG_8882 (1) 2015613635697805772901080IMG_8882 2015613635697805957180602IMG_8886 (1) 2015613635697805957180602IMG_8886 2015613635697806105074283IMG_8909 2015613635697806257120122IMG_8890 2015613635697806550189709IMG_8914 2015613635697806693883848IMG_8905 2015613635697807033720264IMG_8919 2015613635697807190386552IMG_8924 (1) 2015613635697807190386552IMG_8924 2015613635697807313044090IMG_8933 2015613635697807403852449IMG_8940 2015613635697807551309510IMG_8941 2015613635697807684987559IMG_8953 2015613635697807818825224IMG_88991 2015613635697807970514633IMG_8951 2015613635697808087406803IMG_89181

 

Previous Post

Madaxweyne Xasan oo u amba baxay dalka Koonfur Afrika

Next Post

Wasiirka Xanaanada xoolaha oo sheegay in heshiis dhanka suuq geynta xoolaha uu la galay Masar

Next Post
Hay’adda FAO  sheegtay in Soomaaliya  Sanadkii hore Dhoofisay Malaayiin Xoolo ah

Wasiirka Xanaanada xoolaha oo sheegay in heshiis dhanka suuq geynta xoolaha uu la galay Masar

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In