Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nicolas Sarkozy oo loo haysto lacago sharci darro ah  oo uu ka helay Qaddafi

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Nicolas Sarkozy oo loo haysto lacago sharci darro ah  oo uu ka helay Qaddafi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee dalka faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa la sheegay in hatan lagu hayo Saldhig Bolis si wax logu waydiyo eydemp ah inuu ka qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Libiya Mucamar Al-qadafi Lacagtaasi oo la sheegay inay aheyd mid sharci darro ah uunka ku galay doorasho.

Sarkozy ayaa ayaa la sheegay in sheegay in lacagtaasi uu ka qaatay Qadafi oo ilaa hadda cadadeeda la carabaabin waxa uu ka galay doorashad9ii Madaxtinimada dalkaasi ka dhacday sanadkii 2007 una ku guulaystay tartanka doorashadaasi.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Madaxweynihii hore ee dalka faransiiska Nicolas Sarkozy oo 63 jir ah ayaa beeniyay Edaymahaasi lagu soo oogay, wuuuna sheegay inuusan wax lug ah ku laheyn qadiyadasi, wuuuna intaa raaciyay in dadka ay eedaymahaasi u soo jeedinayaan ay yihiin uwa doonaya inay yihiin Liibiyiin doonaya inay ka aargoostaan go’aan uu hore uga soo saaray Diyaarado dagaal fransiisku leeyahay oo ka qeyb qaatay taageerada Qadafi siiba kacoonkii ukunka loogu riday Sanadkii 2011.

Boliska ayaa hore su’alo u weydiyay Alexander Dijouhri  oo kaaiye u ahaa Nicolas Sarkozy ,wuxuuna Sarkozy siyaasadda ka farostay kadib markii uu ku guuldaraytay Doorashadii Madaxtinimo ee dalka Faransiiska ka dhacday Sanadkii 2012kii, iyadoo doorashadaasi uu ku guulaysdtay Francois Hollande.

Sidoo kale dowladda faransiislka ay dacwad ku furtay sarkozy sanadkii 2013kii,  taasoo iyana ku saabsaneyd in malaayiin Doollay oo Yurow ah uga qeyb qaatay Oloolihiisa Doorashada lacagtaasi oo la sheegay inay aheyd mid sharci darro ah oo ka helay Madaxweynihii hore ee Liibiya Mucamar Al-Qadafi.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in mid ka mid ah wasiirradii hore ee Mr Sarkozy oo lagu magaacbo Brice Hortefeux ay booliska su’aalo weeydiiyeen maalintii talaadada ahayd.

Eedeymahaan ku saabsan lacagaha uu Qaddafi bixiyay ayaa asalkooda ka yimid Ziad Takieddine oo ah Faransiis asalkiisu yahay Lubnaan iyo saraakiishii hore ee Qaddafi.

Previous Post

Deg Deg: Horjoogayaal sar sare oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Alshabaab “Dhegayso Waraysi”

Next Post

Soomaaliya oo casuumaado rasmi ah u kala fidisay Madaxweynayaasha qaar kamid ah Wadamada Afrika

Next Post
Soomaaliya oo casuumaado rasmi ah u kala fidisay Madaxweynayaasha qaar kamid ah Wadamada Afrika

Soomaaliya oo casuumaado rasmi ah u kala fidisay Madaxweynayaasha qaar kamid ah Wadamada Afrika

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In