Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Niger: 26 carruur ah oo ku geeriyootay dab qabsaday goobtooda Waxbarashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Caafimaadka, Wararka
0
Niger: 26 carruur ah oo ku geeriyootay dab qabsaday goobtooda Waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 26 carruur ah ayaa ku geeriyootay iskuul ku yaala Koonfurta Dalka Niger kadib markii uu dab qabsaday iskuulka ay dhiganayeen sida ay Maamulka Deegaanka u sheegeen Wakaaladda Wararka ee AFP.

โ€œ26 carruur ah ayaa geeriyootay 13 kalena dhaawacyo culus oo gubasho ah ayaa soo gaartay kadib markii uu dab xoogan ku qabsaday fasalada ay ku jireen oo ka sameysnaa Jiingado, Cawshado iyo alwaaxyo, waxaana iminka xaaladooda ay aad u liidataa afar ka mid ah 13 ka dhaawaca ahโ€ ayuu yiri Chaibou Aboubacar, oo ah duqa magaalada Maradi ee dalka Niger oo hadalkiisa ku daray in carruurta iskuulka ku geeriyootay ay daโ€™doodu u dhexeysay shan ilaa iyo lix sano jir.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Issoufou Arzika, oo ah xoghayaha guud ee Ururka Midowga Macalimiinta Dalka Niger, ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP in gebi ahaanba uu basbeelay iskuulka ku yaalo magaalada Maradi.

Arzika ayaa sheegay in ururkiisu uu ku wargaliyay saraakiisha qaabilsan dhanka Waxbarashada khatarta ka dhalan karta fasalada cawska iyo alwaaxda ka sameysan kadib dabkii ka kacay Iskuul ku yaalo Degmada Niamey bishii April ee sanadkan, kaasi oo ay ku nafwaayeen 20 carruur ah oo ka mid ahayd ardaydii iskuulka dhiganeysay.

Niger, oo ka mid ah dalalka ugu saboolsan Dunida ayaa waxaa ka jirta baahi dhanka adeegyada Waxbarashada, waxaana goobaha qaar laga hirgeliyay xarumo Waxbarasho oo ka sameysan cawshado iyo alwaaxyo.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay dad cabasho ka ah dhismaha Isbitaalka Laasaleeti”SAWIRRO”

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo Guddiyada Doorashooyinka faray inay deg deg ku bilaabaan dooorashada Kuraasta Golaha Shacabka

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo Guddiyada Doorashooyinka faray inay deg deg ku bilaabaan dooorashada Kuraasta Golaha Shacabka

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo Guddiyada Doorashooyinka faray inay deg deg ku bilaabaan dooorashada Kuraasta Golaha Shacabka

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In