Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nin hubaysan oo 4-ruux ku dilay magaalada Strasbourg ee Faransiiska

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Nin hubaysan oo 4-ruux ku dilay magaalada Strasbourg ee Faransiiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Nin hubaysan ayaa 4-ruux ku  dilay 11-kalena ku dhaawacay magaalada  Strasbourg ee bariga Faransiiska, ka dib markii uu irida qori kala istaagay Dukaan wayn oo dadku ay wax ka gadanayeen si ay ugu diyaar garoobaan ciidda masiixiga ee dhammaadka sanadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

7-ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa xaaladoodu culus tahay sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka, waxaana isla xalay la geeyey Isbitaalada.

Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska ayaa dadka maagalada u diray fariin uu kaga dalbanayo inay guryaha ku nagaadaan inta Boolisku ay la tacaamulayaan xaaladda soo korortay.

Booliska ayay xabado is dhaafsadeen ninka hubaysan ee dadka dilay, ka hor inta uusan baxsan, balse Boolisku waxay hayaan macluumaad ku saabsan dilaagga oo horay ay u baadigoobayeen inkastoo aysan faafin xogtiisa.

Ciidamo Boolis ah oo feejigan ayaa magaalada  Strasbourg ka wada baaritaan, walina ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas, waxaana weerarkan uu ku soo aaday todobaadyo banaanbaxyo rabshado wataa ay Faransiiska ka dhacayaan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qareenkii hore ee Madaxweyne Trump oo wajahay xabsi

Next Post
Qareenkii hore ee Madaxweyne Trump oo wajahay xabsi

Qareenkii hore ee Madaxweyne Trump oo wajahay xabsi

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In