Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayqa waxa ay siweyn ugu raadjoogtaa horgooge Yuusuf Maxamed Xuseen, kaas oo ka tirsan Khawaarijta.
Muwaaddin haddii aad keento xogta Horjoogahan waxaad heleysaa abaalmarin lacageed oo gaareysa soddon kun oo doolar ($30,000)