Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odayaasha iyo Waxgaradka Bakool oo Heshiisiiyey Beelo ku dagaalamay Ceelbarde

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay Amaanka iyo sidii Maleeshiyaadka Al shabaab looga saari lahaa G/ Bakool oo ka dhacay Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Nabaddoonada gobolka Bakool ayaa si-weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xuddur kuwaas oo mudo 4 bilood ah howlo nadabeyn ah ka waday gobolka Bakool qeybo kamid.

Waqtigooda ugu badan waxaa ay ku qaateen degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool halkaas oo mar sii horeysay ku dagaalameen Beelo walaalo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulka magaalada Xudur iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyey Odayaasha iyo Waxgaradka oo ku soo guuleystay howshii ay u baxeen.

Halkan ka dhageyso Warbixinta Warkan oo dhameystiran waxaa soo diray Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Xudur jooga Maxamed Xasan Cabdiraxmaan

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Nabadoonada-Gobolka-Bakool-23-10-2019.wav
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In