AKhristayaasha sharafta leh waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway in la qaban doono xaflad balaaran oo lagu taageerayo dowlad goboleedka Galmudug, taasoo lagu qaban doono magaalada Oslo ee Caasimada Norway Taariikhdu marka ay tahay 8da August 2015.