Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo la daah furay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo la daah furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka caafimaadka , Wasiirka  dhallinyarada iyo cayaaraha, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta &  Iskaashiga caalamiga ah, Isuduwanha Caafimaadka gobolka Banaadir, guddoomiye ku-xigeenka ururka haweenka Qaranka,  guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir, saraakiisha  xarumaha caafimaadka  iyo  ma’suuliyiin kale.

Ku-simaha Agaasimaha guud Maxamed Cabdi Faarax ayaa sidoo kale ka hadlay heerarka adeega la xiirara ka hortaga cuduradda dilaaga ah  ee talaalka looga hortago oo cudurka dabeysha, kaasi uu xusay in la gaarsiyey carruur 42  % taasi xusay in hoos u dhigtay qatarta cudurka dabeysha.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Waxaa la qaaday tilaabooyin lagu farxi karo carruur badan ayaa  la gaarsiiey talaalka ciribtirka dabeysha, waxaa ka howlgala qorshaha ah in ka xorowno cudurka  dabeysha shaqaalo aad u sareeyo cadadkooda, waxaa sidoo kale xooga la saaray sidii kor loogu qaadi lahaa fahamka bulshada ee ah fa’iidad talaalka carruurta”ayuu yiri ku-simaha Agaasimaha guud.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda qorsheynta  iyo  iskaashiga caalamiga ah Cabdullaahi Sheikh Cali Qalocow  oo ka hadlay xafladda daah-furka ololaha tallaalaka cudurka  dabeysha ayaa sheegay in Wasaaradda qorsheynta ay tirokoob ku samaynaso carruurta talaalka heshay iyo  kuwa u baahan in la talaallo kuwasi tiradooda ay gaarayso ilaa saddex Milyan.

Wasiirka caafimaadka & daryeelka bulshadda Drs Xawo Xasan Maxamed oo Marwada Madaxweynaha u magacaawday in ay noqoto Danjire sharfeedka ololaha ciribtirka tallaalka dabeysha ayaa sheegtay in dhamaan la talaaloyo carruurta, isla markaana lala xisabtamayo dadka bixiya talaalka,

Marwada  Madaxweynaha dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya Marwo Qamar  Cali Cumar oo Wasiirka caafimaadka ay u magacwaday danjire sharafeedka tallaalka ciribtirka dabeysha oo carruurtii ugu horeysay siiyey wajiga labaad ee sannadkaan ayaa xusatay in walidiinta looga fadhiyo sidii ay carruurtooda uga tallaali lahaayeen cudurka dabeysha.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waddo laga dhisay Degmada Dharkeynleey “Sawirro”

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Dowladda iyo Shacabka Jibuuti

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Dowladda iyo Shacabka Jibuuti

Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Dowladda iyo Shacabka Jibuuti

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In